May 25, 2024 Naftani waa kugu Amaano qabriyo iil baa ku sugaya cishaha lagu aasi doono hadaadan ogaan kareynin iftiinkuna maalmo joogto ifkuna kuu yhy ayaamo dunuubta hasii amaahan Cafiska noqo ruux awooda xumaha noqo ruux illaawa qofkad uur kaba ku heyso illaahey dartii usaamax quluubta ka saar adoonka mar un kugu dhibay aduunka